Duqa Muqdisho oo wareejiyay furaha guri 30-sano xoog lagu heestay (Sawirro)

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa 30-Sano kadib muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Cali Xasan ku wareejiyay guri uu wakiil uga ahaa Muwaadin Cabdala Cabdiraxmaan Alboosi oo si sharcidara ah hantidiisa looga heestay. Wareejinta gurigaan kadib ayaa duqa magaalada Muqdisho iyo guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada gobolka … Continue reading Duqa Muqdisho oo wareejiyay furaha guri 30-sano xoog lagu heestay (Sawirro)